Inta Daawatay: 676
  Friday December 20, 2013 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  
Xog lagu kalsoonaan karo oo ay heshey warbaahinta arlaadii ayaa sheegaya in Wasiirada lasoo dhisayo dhowaan uu kasoo dhex muuqan doono Madaalihii Seeftiisa banaanka Taaley Eng Saalax Sheekh Cusmaan.
Xogtaan oo aanu ka helney ilo wareedyada lagu kalsoon yahay ee inoo jooga Gudaha Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya Muqdisho ayaa wxaay inoo xaqiijiyeen In Eng. Saalx oo safka hore kaga jiro Wasiirada lasoo dhisayo gaar ahaan kuwa ay qaadan doonaan DM.

Eng. Saalax oo inta badan udhaq dhaqaaqi jirey arimaha Qadiyada ayaa waxaa loogu yeerey Muqdisho ka hor inta aan la shaacinin ama lamagacaabin xilka wasiirnimadiisa taasoo aanu ogeyn sababta iyo ujeedad rasmiga ah ee yeeristaasi.

Mr. saalax ayaa waxaa la is weydiinayaa Talow wasiir noocee ah ayuu nqoon doonaan marka xilka loo dhiibo , ma wuxuu ilaawi doonaa qadiyadii iyo jiritaankii dadnimo ee dadkii ka dhashey, ma wuxuu Garab buuxiuis unoqon doonana wasiirada lasoo dhisayo ee Beelaha hayiye , ma waxaa la arki doonaan asagoo afkiisa ilaawa oo af cusub barta, ma wuxuu ku adkeysan doonaan dadaalkiisi hore jawaabtu waxaanu ka dhiganeynaa marka la magacaabo sanad kadib.

Si akstoo ahaato waxaa jiro dad ku beel ah Eng Saalax oo habeen iyo maalin La xiriiraya Gudaha soomaaliya ayagoo xilka Wasiirnimo ay kula dagaalamayaan laakiin kuma aysan fikirin hadii ay dhibka sii badiyaan in ay ka faa'iideysan doonaan beelo kale laakiin 98% waxaa miiska saaran Eng Saalax.
COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
featured
Site Designed & Developed by: Ileys Technology Inc.