|
|
| articles |
Gudoomiye Geesey oo shabaab u dhaartey.
Gudoomiyaha Maamulka Gobalka Bay ee Dowlada Soomaaliya C/fitaax maxamed Ibraahin Geesey oo la hadley qaar ka mid ah warbaahinta Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu aad uga hadley xaalada amaan ee Magaalada baydhabo iyo guud ahaaba Gobalka.
Thursday, November 15, 2012
|
|
|
|
LUDAAY LUNG USY ING LAHAYNE ISKY LEEYEE
Hadal haynta ugu badan ee Reer Baydhowy hayeen todobaadkii la soo dhaafey ayaa ah xaalada Jubada Hoose ,Jubada dhexe iyo Gobolka gedo.
Friday, November 09, 2012
|
|
|
|
Rideeyow & Tacsiya Ka Eeding Dilkii Oowka Malaaq Isaaq Ibreeying
Anigoo ki hadilow wal goradki iyo magaagey shacabki ki nool Dalkun Iswidhen may ku hun naa geeridii ki dhiidi Malak Isak Ibreyin Isak Uus oo ku mid haayi masuuliyintii inki sareytii Qowmiyidi Digil iyo Mirifli oo waani inki tayidih feylahaayi,
Friday, November 09, 2012
|
|
|
|
Malaaqii Golaha Malaaqyada KG Oo Muqdisho Lagu Toogtay
Wararka haatannaga soogaaraya Dagmada Waabari ee Gobolka Banaadir ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi goordhaw lagu dilay Malaaq Isaaq Ibraahim " Isaaq Uus " lagu naaneeso Allha u naxriistee.
Friday, November 09, 2012
|
|
|
|
Magaalada Baydhabo Oo laga Taageerey Xukuumada Cusub
Madaxa xafiiska hoggaanka shacabka ee gobolka Bay,MudaneSaabir Colaad Cabdiraxmaan Goleyoo maanta shir jaraa'id ku qabtay Baydhabo ayaa wuxuu ugu hadlay sida uu maamulka Gobolka Baay u arko Golaha wsiirada Cusub ee dhowaan lagu dhawaaqey.
Friday, November 09, 2012
|
|
|
|
Gaas oo la dar daaramey Ray'iisul wasaaraha cusub.
Ray'iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya C/wali Maxamed Cali Gaas oo shaley gelankii danbe ka hadlayey munaasabad isaga lagu so gootinayey Islamarkaana xilka kula wareegayay Ray'iisul wasaaraha cusub ee Jamhuuriyada Soomaaliya ayaa waxaa uu si aad ah ula dar daaramay Ra'iisul wasaare Cabdi Shirdoon.
Friday, October 19, 2012
|
|
|
|
|
|
|
| latest news |
Amisom oo Guryo Guryo Ubaareysa Xaafadaha Muqdisho
Waxaa xiran wadada ka baxda KM4 tagtana garoonka diyaaradaha Muqdisho iyo sidoo kale wadada kale ee Daarta Zoobe ee KM5 ka baxda ee aada gudaha Madiina iyada oo inta u dhexeysa labadaasi wadana ay howl-gallo ka wadaan ciidamada AMISOM.
Saturday, May 25, 2013
|
|
|
|
Langshy Ing Dorany, lang Dadow Kaaly+ Kartoon Cajiib Ah
Waxaa la yaab leh in Qof mas'uul ah oo dowlad ku jiro xilka loo dhiibeyna uu yahay in loo qoondeeyey beeshiisa ama qowmiyada uu kasoo jeeda qaxeedii dowladeed ay laheyd oo hadana habeen iyo maalin utaagan inuu kaalo dad kale oo aan marnaba soo xasuusaneynin dadkiisa iyo deegaankii uu meesha ku joogey.
Friday, May 24, 2013
|
|
|
|
BAYDHABO KUMA BAYDHABO JANAAY KU SOO CELIN KARAA
Ka dib markuu degaalkii Ujeedo xun ahaa uu Baydhabo guri guri ugalay intii ku dhibamatey Ilaahay ha u naxariiste kuwii ka badbaadey intooda badan waxay u hayaameen daafaha Aduunka.
Friday, May 24, 2013
|
|
|
|
Qaabka Loo Qeybiyey Jagooyinkii DM Lagu Qanciyey
War deg deg ah ayaan waxaanu ka helney Xafiiska Gudomiyaha BFS muden Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari ayaa waxaa uu sheegayaa 6dii xil xildhibandada D&M in dhowaalaba gadoodsanaa lagu qanciyey ayaa waxaa ay u qaybsadeen sedax jego ii Digil Lasiiyey iyo Labo jego oo Mirifle Lasiiyey midii lixaadna waxaa ay lasoo bixi dontaa Jegoyinka dhiban ee dowlada awood qaybsiga ku saleysan .
Thursday, May 23, 2013
|
|
|
|
Tarsan Oo Ka Cabaadaya Isbaarooyin Lasoo Dhoobey Banaadir
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Tarsan ayaa sheegay inay jiraan maleeshiyaad madax banaan oo aanay cidna ka amar qaadan, kuwaasoo isbaarooyin soo dhigta xaafadaha Muqdisho.
Thursday, May 23, 2013
|
|
|
|
Agaasimihii Nabad Sugida Oo Laga Mamnuucey Inuu KAaDuul Garoomo Dhowr Ah
War kasoo baxay Wasaarada arimaha gudaha iyo Amniga Qaranka Xukuumadda Soomaaliya ayaa hakad lagu galiyay mudo aan la cayimin duulimaadyo uu Muqdisho iyo Nairobi ku tagi lahaa Agaasimihii hore ee Hay’adda Nabad sugida Qaranka Soomaaliyeed Eng Axmed Macalin Fiqi.
Thursday, May 23, 2013
|
|
|
|
Warbiix Ku Saabsan Arinta KismaayoSawir Gacmeed & Cod
Magaalada Baydhabo Janaay marka aan inyar dib u eegno Ayaamaheeda Samaa waxaa isla markiiba xasuusta dadkii walaalaha ahaa ee ehelka u ahaa Baydhabo Janaay waxay si toos ah maskaxdooda ugu soo dhacdaa biyihii abaar iyo aaranba biyadhaca Garbada ka socon jirey oo cagaarka beeraha indhaha uroon ,udgoonka badnaa marka aad is dul taagto Jamalka Biya dhaca sameynayey.
Thursday, May 23, 2013
|
|
|
|
Israsaasayn Galabta ka Dhacay Xaafada Woolwilch ee Magaalada London
Waxaa galabta Xaafada Woolwich ee koonfur bari ee Magaalada London ka dhacday Israsaaseyn u dhaxeeysay labo Nin iyo Ciidamada Booliiska Magaaladaasi kadib markii ragani Midi ku dileen Wiil dhalinyaro ah oo Ciidan ah laguna shegay da'diisa qiyaas ahaan 20-Sano jir.
Wednesday, May 22, 2013
|
|
|
|
Gudoonka baarlamaanka oo laalay Mooshinkii xukuumadda laga keenay
Mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta u madlanaan iney codka kalsoonida u qaadaan xukuumadda uu hogaaminayo R/wasaare Cabdi Faarax Shiirdoon Saacid ayaa kulan ku yeeshay xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho kulanka ayaa waxaa kasoo qaybgalay tiradii ugu badneed ee mudanayaasha baarlamaanka ee ka qaybgala fadhiyada baarlamaanka waxaana xarunta baarlamaanka maanta soo xaadiray 200 oo mudane.
Wednesday, May 22, 2013
|
|
|
|
Agaasimihii Madaxtooyada Oo Xilka Laga Qaadey
Aqaasimihii Madaxtooyada Villa Soomaaliya Muqdisho , mr. KAMAAL ayaa xilkii laga xayuubiyey Caawa fiidkii sida daqiiqado ka hor uu www.amaandhoorey.com ka heshey warkaasi sarkaal ka tirsan xarunta Madaxtooyada oo aan rabin in lashaaciyo Magaciisa.
Tuesday, May 21, 2013
|
|
|
|
Qaarkamid Ah Wadooyinka Magaalada Muqdisho Oo La Xirey Sabab
Sida ay xaqiijinayaan dadka ku socdaalay agagaarka xarunta CID-da ee magalada Muqdisho, waxaa xiran oo shacabka loo diiday in ay maraan wadada hor marta xaruntaasi kadib markii halkaasi la tubay eedeysanaayan aan cadooda la garan oo lagu qab-qabtay howlgal Shabaabka lagu baacsano.
Tuesday, May 21, 2013
|
|
|
|
Waanu Ka Laabanay Mooshinkii Aanu Wadney Proff Dhalxa
Qaar ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ee mooshinka ka waday Xukuumada ayaa sheegay inay ka laabteen, kadib markii ay u cuntami weysay qaabka wax loo waday ee la doonayay in Xukuumada lagu rido.
Tuesday, May 21, 2013
|
|
|
|
BULIYEY I KASHIITY KUSH MAL NIINGKY KAAYA KII ROONGA KAAGHOW AHAA!
Gudigii KMG ahaa ee ka koobnaa 12 xubnood oo uu ku jiro gudoomiye hoosow aya waxa adacweeyeen Gudoonkooda hoosow oo lagu eedeeyey Keli Talinimo iyo isla weene aan meesha yaalin ayadoo xubnihii la shaqeynayey markey waxweydiiyaanba la sheegey inuu ku hadlayo Luuqada Inglishka.
Monday, May 20, 2013
|
|
|
|
|
|
|
|