Guddoomiyaha Baarlamanka Oo Kormeer Ku Tegay  Xero Melateri Oo Ku Taala Baydhabo
Guddoomiyaha baarlamanka oo kormeer ku tegay xero melateri oo ku taala baydhabo
articles
Qeybtii Labaad Wareysigii Al Fanaan Khadiijo C/laahi Dalees
Waxaan idin soo gudbineynaa Maata Qeybtii 2aad Wareysigii Aanu la yeelaney Fanaanadii Khadiijo C/Laahi Dalees oo dhowr iyo 80 Jir ah.
Sunday, May 13, 2012
Waxgarad Soomaaliyeed Oo Ka Hadley Arinta Isdaba Marinta Odoyaasha Muqdisho
Idiris "Qodobka 172 wuxuu qeexayaa marka keliya ee ee la faragelin karo dastuurka inay tahay marka loo fududeynayo inay ku soo biiraan Puntland & Somaliland...."
Thursday, May 10, 2012
Liiska Magacyada Dhamaan Odoyaasha Soomaaliyeed Ee Shirka Muqdisho
Odayaasha oo ay tiradoodu tahay 135 Isim waxay ka kala yimaadeen dhamaan gobolada dalka, waxaana xusid mudan in dhamaantood ay yihiin odayaashii dhaqanka ee soo jireenka ahaa.
Sunday, May 06, 2012
XAALUFKA IYO GUMAADIDA DHIRTA Taxanihii Cilmiga Beeraha Part 7
Sida aan horeba idinkugu balan qaadnay maanta waxan idin soo gudbindonaa barnamij aad uxiiso badan oo ku saabsan xaalufinta dhirta ama gumaadida lagu haayo dhirta ,
Saturday, May 05, 2012
Yaa Xaq U Leh Inuu Go` Oo Gooni Isu Taago.
Waxaa xaq u leh ineey goàan oo eey ka go`aan Soomaalida inteeda kale waa dadka dega Koofur Galbeed Soomaaliya ahna Qowmiyada Digil iyo Mirifle.
Sunday, March 25, 2012
Shariif Xasan Oo Wareysi Siiyey VOA Baydhabo
Afhayeenka Baarlamaanka DKMG ee Somalia oo haatan ku sugan Baydhabo ayaa ka hadlay maamul loo sameynayo gobolka Bay, kaasoo ahaan doona muddo saddex bilood ah.
Monday, March 19, 2012
DEG DEG WEFDIGII GUDOOMIYAHA BAARLAMAANKA OO BAYDHABO KA BAAQDEY
Wefdigii horkacayey Gudoomiyaha Baarlamanaka soomaaliyeed Shariif Xasan Sheekh Aadan Ayaa maanta baaqdey kadib markii ay kasoo laabteen Garoonka aadan Cade.
Saturday, March 17, 2012
Xildhibaanda DM Oo Dhaleeceeyey Waxa Loogu Yeero Banaadirland
Kulan ay magaalda Muqdisho ee Gobolka Banaadir ku yeesheen Xildhibaanda DM ee ku jira Dowlada federaalka ayaa ka hor imaadey waxa loogu yeero Banaadirland.
Wednesday, March 14, 2012
Aqoonyahankii DM oo Xabsi Lagu Wada Gurey
Ciidamada Dowlada Ethiopia ee fadhigeedu yahay Magaalada Baydhabo ayaa daqiiqado ka hor waxay ka xeysteen Aqoonyahanadii Ku Harsanaa Baydhabo.
Friday, March 02, 2012
Baabuuro Shacab Lahaa Oo Baydhabo Lagu Dhacey
Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay oo ay maalmo ka hor la wareegeen Askarta Ethiopian-ka iyo kuwa Soomaalida ayaa waxay Bilaabeen Dhac Baahsan oo ay shacbiga ugeysanayaan.
Sunday, February 26, 2012
Jaaliyadaha DM e Caalamka Oo Saaka Shir Hambalyo Ah La Qaatey W. Cusub Arimaha Dibada
Jaaliyadaha DM ee caalamka ayaa waxay hambalyo kal iyo laab leh hawada u mariyeen Wasiirka Arimaha Dibada ee shalay loo magacaabey xilkaasi Mudane Cabdullahi Haaji hassanow Manuur.
Wednesday, February 15, 2012
Digniin Loo Jeediyey Madaxweyne Shariif & Wasiirka Gaashaandhiga
Madaxweynaha Ganaane State of Somalia Md. Nuur Maxamed Macalin ayaan digniin kulul ujeediyey Madaxweynaha dowladda Federalka Somalia Shariif Sheekh Axmed kaddib markii uu deegaanka Bohol Garas ee degmada Luuq u magacaabay degmo uu siiyey beesha Direed ee degta waqooyiga Somalia.
Sunday, February 12, 2012
Dadkii Ka Hadley Madasha Shirka London Oo Weli Socda & Sawiradooda Qaar
Shirkaan oo marba markii kasii dambeysa ay ergooyin cusub soo gaarayaan aya waxaa halkaasi ku sugan Abwaan Sahal Macalin Ciise abwaankii soomaaliyeed waxaana halkaasi loogu qaadey heeso soo dhoweyn ah oo asaga u gaar ahaaa waxaana heesahaasi qaadayey Kooxda London ee uu hogaamiyo Al Fanaan Maxamed Axmed Qoomaal,Cadeey Cali Axmed & Teesiyow ayadoo Cali Atoore iyo kooxdiisuna ay halkaasi xaadir ku ahaayeen.
Thursday, February 02, 2012
Shirkii Uk Oo Si Toos Ah U Furmey Khudbooyinkii Oo Socda
Waxaa si toos ah daqiiqado ka hor uga furmey magaalda London Shirkii in mudo ah lawada sugayey oo ujeedadiisu aheyd in la is tuso oo laga wada xaajooda dhibaatooyinkii ay soo mareed QDM & Dhibaatooyinka hada taagan qaabkii looga bixi lahaa.
Thursday, February 02, 2012
Hadal Doqon Ma Garad Ah Oo Kasoo Yeerey Gudoomiyaha Jaaliyada DM Ee MN
Gudoomiyaha Jaaliyada DM ee Gobolka MN dalka mareykanka Sheekh Mad Ibdow Manuur ayaa waxa uu sheegey iney si aad ah u taageerayaan shirka beri ka furmaya London
Thursday, February 02, 2012
Geesey Oo Beeniyey Imaanshaha Askarta Ethiopia Degmada Luuq Ganaane
Cabdi Fataax Maxamed Ibraahim Geesey oo ah gudoomiyaha Maamulka Gobolka Baay ee dhinaca Dowlada ayaa wareysi uu siiyey Radio Wadajir Atlanta USA wuxuu sheegey iney jiraan Howlgalo saf balaaran ah oo ay wadaan ciidamda Dowlada taasoo wax ka og sida uu yiri Dowlada KMG .
Tuesday, January 31, 2012
Qaxootiga Soomaali Maay-da Yemen Kunool Oo Dhibaatooyin Xun Heysata
Waxaan ahay Ardey soomaali ahkana soo jeeda Gobolada Koonfureed ee dalka soomaaliya gaar ahaan Deegaanda la isku yiraahdo Arlaadii, waxaan halkaan kasalaamayaa dhamaan umadda Soomaaliyeed gaar ahaan Reer Arlaadii.
Thursday, January 26, 2012
WELIYAATHI WEY TEREEY EEY WEHEL IING EH
Walaal ii weel ii waalidkii lahaayi warshoo any waayi wethenaaw ii warang wedkaa qariib ii eh,
Tuesday, January 24, 2012
Magacyada dadkii xaley Xaflada & Cashada U Sameeyey Kii Walalakooda Dilayey
Sida aan horeyba iidinka balan qaadney waxaa isla xaley nasoo gaareen Sawiraantii iyo Magacyadii Ragii abaabuley Xafladii Soo Dhoweynta Aheyd oo loo sameeyey Wasiirkii Saxiixey in la laayo shacbiga 10 magaalo oo koonfurta ka tirsan.
Sunday, January 22, 2012
Magaceeygu waa KEEROW waxaan ahay xildhibaan ka tirsan xildhibaanada DKM ah
Waxaan kursigaas ugu fadhiyaa magac beeleed balse anigu waxaan ahay shaqsi u adeega calooshiisa iyo qoyskiisa waxaan ku shaqeeyaa wax yar oo doolar ah, cid waliba oo i siisa waxoogaa DOOLAR ah ayaan u adeegaa, hadaba qowmiyada ha ogaadeen iyaga ima geeynin booskaas waxaan ku imid jeebkeeyga iyo anigoo ahaa dagaal ooge hore,
Sunday, January 22, 2012
latest news
Guddoomiyaha Baarlamanka Oo Kormeer Ku Tegay Xero Melateri Oo Ku Taala Baydhabo
Guddoomiyaha baarlamanka mudane Shariif Xasan Sheeekh Aadan ayaa maanta kormeeray xero meleteri oo ku taala magaalada Beydhabo taas oo uu tababar uga socdo in ka badan Kun Askari oo Soomaali ah.
Friday, May 18, 2012
Ciidamo AMISOM Oo Friisin Cusub Ka Sameystay Garoonka Diyaaradaha Baydhabo
Cutubyo ka tirsan ciidamada nabad-ilaalinta AMISOM ayaa fariisimo ka sameystay garoonka diyaaradaha magaalada Baydhabo oo ay horay u joogeen ciidamo Itobiyan ah.
Friday, May 18, 2012
Cilmiga beeraha Qeybtii 9-aad
Cilmiga Beeraha Manta waxayn ku so qaadaneynaa carrada oo aad muhiim ugu ah beerashada. Carro:- waa shey dhabiici ah oo laga helo daboolka sare ee dhulka waxey u istaagtaa in ay dacmiso dhirta waxa ay leedahay sifaad iyo astaamo kala duwan hadba mowqicaasi cimaladiisa iyo noolahiisa. Carradu waa muhiim Waxey siisaa geedaha cunto iyo biyo, iyadoo ka caawisa in ay koraan kadibna ay siiso bixitaan heer sare ah oo tacab yar.
Friday, May 18, 2012
Dufcadii ugu horeysay ee Ciidamada Amisom oo Puntland kusii jeeda iyo Puntland oo kahadashay
Waxaa dhawaan la filayaa in deegaanadda Puntland ay tagaan ciidamo ka socda Midowga Afrika gaar ahaan Amisom, waana markii ugu horeysay.
Friday, May 18, 2012
Sarkaalka ugu sareeya Ciidamada Itoobiya ee Gobolada Bay iyo Bakool oo sheegay in dhowaan xaqiijin doonaan ammaanka
Jeneraalka hogaaminaya Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Gobolada Bay iyo Bakool ayaa sheegay in dhowaan ay xaqiijin doonaan ammaanka Magaalada Baydhabo iyo deegaanada kale ee Goboladaas, kadib markii uu shalay ka qeyb galay kulan ay lahaayeen Odayaasha dhaqanka, saraakiisha, xildhibaanada iyo Maamulka Gobolka Bay.
Friday, May 18, 2012
Dagaal La Isku Adeegsaday Hubka Noocyadiisa Kala Duwan Oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Muqdisho
Dagaalkaani u dhaxeeyay ciidamada dowladda KMG Soomaaliya iyo Xarakada Al Shabaab ayaa waxa uu xalay ka dhacay deegaanka Kaxda ee magaalada Muqdisho kaasi ahaa mid culus.
Friday, May 18, 2012
Adiss Ababa Oo Lagu Maxkamadeynayo Rag Lagu Tuhmay Al-Shabaab
Maxkamad ku taala wadanka Ethiopia ayaa bilawday dhageysiga dacwad loo haysto 11 ruux oo lagu eedeeyay inay xiriir la leeyihiin Al-Qacidada geeska Africa ee ka dagaalama Soomaaliya sida dawlada Ethiopia sheegtay.
Friday, May 18, 2012
Dalka Yemen Oo Ka Dhacay Dibadbax Looga Soo Horjeedo Qaxootiga Soomaalida Ah.
Boqolaal ruux oo u dhashay wadanka Yemen ayaa waxa ay banaanbax ka dhigeen gobolka Daalic ee dalkaasi taasi oo dibadbaxayaasha ay ku dalbanayeen in Soomaalida Qaxootiga ah laga saaro gobolkaasi sida uu ku waramayo Qunsulka Soomaalida ee magaalada Cadan Xuseen Xaaji Axmed.
Friday, May 18, 2012
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Ayaa Maanta Ka Qeybgalay Kulan Labo Maalmood Ka Soconayay Xalane
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta ka qeybgalay kulan labo maalmood ka soconayay Xalane kaa oo ay soo qaban qaabiyeen Wasaaradaha Dastuurka iyo Warfaafinta loogana hadlayay Qebyo-Qoraalka Dastuurka ee ku aadan Arrimaha Xuquuqul Insaanka.
Thursday, May 17, 2012
Wafdi Uu Hogaaminayo Gudoomiyha Barlamaanka Shariif Xassan Oo Baydhabo Ka Degay
Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xasan Shiikh Sh.Aden iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay.
Thursday, May 17, 2012
Maamulka Puntland Vs Afka-Soomaaliga
Haley oo taariikhdu ahayd 16/05/2012 ayaa waxaan ku arkay mareegaha internetka qodobada ay Puntland soo gudbiyeen inay ku diidanyihiin dastuurka cusub ee haatan loo fadhiyo ansixintiisa. Qodob ka mid ah qodobada ay ku sheegeen inay diidan yihiin ayaa wuxuu yahay qodobka 5aad: “Afafka rasmiga ah Dalka wuxuu u baahanyahay hal luuqad oo rasmi ah (af Soomaali). Lahjadaha kale oo af guriga ah, si kastaba ha u kala badnaadeenee, deegamada ay ka jiraan sidii hore halooga isticmaalo,
Thursday, May 17, 2012
Faroole,Oo Dalbaday In Shir Degdeg Ah La Iskugu Yimaado Addiss Ababa
C/raxmaan Faroole oo wareysi siiyay BBC-da ayaa sheegay inay dalabadeen in la isugu yimaado magaalada Addis Ababa si loo turxaan-bixiyo dastuurka oo uu xusay inaysan ku caddeyn awood-qaybsiga dhaqaalaha iyo siyaasadda.
Thursday, May 17, 2012
Kulan loogu hadlayo Amaanka ayaa wuxu ka Soconayaa Madaxtooyada Baydhabo
Kulankaan oo ka soconaya Madaxtooyada Baydhabo ayaa waxaa soo abaabuley maamulada Ethiopia iyo kan dowlada ee ka howl gala degmada Baydhabo.
Wednesday, May 16, 2012
Dafcadda Labaad Ee kuliyadda Caafimaadka‏ Ayaa MAanta Ka Qalin Jabisey Jaamacada Baydhabo
Howlka Weyn ee Xafladaha Qalan JAbinta Jaamacada Koonfurta Soomaaliya ayaa waxaa maanta ka dhacey Xaflad aad loo soo agaasimey oo shahaadooyin lagu gudoon siinayey ardey dhameysatey Kulliyadda Kalkaaliyayaasha Caafimaadka ee Jaamacadda USS Baydhabo.
Wednesday, May 16, 2012
Puntland Oo Sharuud Ku Xirtey Soo Laabashada Odoyaashii Gadoodey
Iyadoo Wasiiru dowlada dastuurka uu beenayay in ay odoyaasha dhaqanka ee puntlan isaga baxeen shirkii Mogdisho ayaa iminka waxaa soo ifbaxaya in ergada puntlan aysan diidaneyn shirka balse jiraan waxyaabo farsamo ah.
Wednesday, May 16, 2012
Magaalada Mombasa Oo Qarax Gil Giley
Wararka ka imaanaya saakay magaalada Mombassa ee xarunta Xeebta Kenya ayaa sheegaya in uu soo kordhayo Qasaaraha ka dhashay Qarax xalay ka dhacay halkaas.
Wednesday, May 16, 2012
Mahiga" Qarash La'aan Ayaa Dib Loogu Dhigayaa Ansixinta Dastuurka
Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Somaliya Augustine Mahiga ayaa shaaciyay in dib loo dhigayo ansixinta Dastuurka.
Wednesday, May 16, 2012
Faah Faahin Ninkii Lagu Diley Baydhabo Oo Dhameystiran
Allaha u naxriistee waxaa magaalada Baydhabo lagu diley nin lagu sheegey magaciisa Aadan Xaydar oo ahaa Dulaal laakiin hada dhow uu mas'uul ka noqdey Xafaada Berdaale dhinaca Dowlada kadib markii ay kulan la qaateen saraakiisha ethiopia oo la isku afgartey in xaafad kasta la huben doono si ay isaga difaacaan al shabaab iyo wixii la mid ah.
Tuesday, May 15, 2012
CADAAY oo amrkii ugu horeysey Ka hirgeliyey UK Iskool Aad Loola Dhacey
Waxaa Magaalada Manchester ee dalka Ingiriiska Markii ugu horeesay laga furay dugsi lagu barto Ciyaarta Kubadda Cagta, taasi oo loogu tala galay in lagu soo saaro caruurta da'da yar ee soomaaliyeed, oo qibrad u leh Ciyaarta Kubada Cagta.
Tuesday, May 15, 2012
Dad Ayaan U Qaqabaney Dilalkii Ugu Dambeeyey Ee Baydhabo Ka Dhacey
Maxamed Cali Catoosh wasiir ku xigeenka wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda KMG Soomaaliya oo la hadlay warbaahinta Muqdisho Qaarkood ayaa wuxuu sheegay in dad loo soo qab-qabtay dilalkii ugu dambeeyay ee ka dhaca Magalada Baydhabo ee gobolka Baay.
Tuesday, May 15, 2012
Kulan Muhiim Ah Go0aano KAsoo Baxay Oo Yeelatey Beesha Yantaar
Waxgarad isugu jira odayaal, culumaa'udiin, aqoonyahano, ganacsato, haween & xubno kala duwan oo ka tirsan qeybaha ay kooban tahay bulshadda ayaa maanta bayaan ay ka soo saareen magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay soo gaarsiiyey qeybaha saxaafadda.
Tuesday, May 15, 2012
Ninka dunida ugu gaaban uguna da’da wayn oo socod ku maraya dalka Australia
Chandra Bahandur Dangi, dhererkiisu waa 1 feet iyo 9 iyo bar inch oo u dhiganta (54.6 cm) ayaa booqasho ku maraya magaalada Sydney ee dalka Australia usbuucan aynu ku jirno.
Tuesday, May 15, 2012
Nalal Qoraxda Ku Shaqeeya Oo Laga Hergelinayo Muqdisho
Gudoomiyaha gobalka Banaadir ahana duqa magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa wuxuu sheegay in magaalada Muqdisho laga hirgalinayo Baalooyin laga dhisayo dhinacyada wadooyinka Muqdisho kuwaasi oo ku shaqaynaya Ileeska Qoraxda.
Tuesday, May 15, 2012
Yemen Oo TAageero U Raadineysa Dowlada KMG Soomaaliya
Wasiirka Macdanta iyo shidaalka Dalka Yemen Dr. Waacid Baadiib ayaa ka codsaday beesha Caalamka in laga taageero dowladda KMG Soomaaliya sidii ay u soo celin laheyd amaankii iyo kala dambeyntii, dhinacyada dhaqaalaha, siyaasada iyo arimaha bulshada.
Tuesday, May 15, 2012
Odoyaashii Reer Puntland Oo Shirkii Muqdisho Ka Baxey
Odoyaasha dhaqanka ee ka socda Puntland ee ka qaybgalaya shirka odoyaasha dhaqanka ee ka socda magaalada Muqdisho ayaa waxaa la sheegayaa in ay go’aansadeen in ay ka baxayaan shirka.
Tuesday, May 15, 2012
Tartan Qur'aanka Akhris Ah Oo Lagu Qabtey Port Elisaberth & Guul Ay Soo Hooyeen Dhalaan Soomaaliyeed
Waxaa isa soo taraya guulaha ay soo hoyinayaan caruuraha Soomaalida ee dalka Koonfurka dhanka diinta Islaamka.
Monday, May 14, 2012
WAREYSIYO
free polls
featured
Site Designed & Developed by: Ileys Technology Inc.